Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo kala geyn jiray lamaanayaasha is qaba

Al Shabaab ayaa xukun dil ah shalay galinkii dambe ku fulisay labo nin oo Odayaal ah kuwaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen saaxiriin ka shaqeeya kala geeynta raga iyo dumarka is qaba. Fagaare kuyaala deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Baay ayaa lagu toogtay labadan nin oo maxkamada Al Shabaab ku heshay in ay ahaayeen kuwa … Continue reading Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay labo nin oo kala geyn jiray lamaanayaasha is qaba